Dhagayso Dersiga Koowaad ee Kitaabka Silatu-Raxim.
Risaalada Silatu-Raxim waa risaalo muhiim ah, oo Idaacadda Al-Furqaan bisha barakeysan ee Ramadaan ugu talagashey Dhagaystayaasheeda, waxaana akhrinaya Sheekh Cabdul Ilaah.
Halkan ka Dhagayso Dersiga Koowaad ee Kitaabka Silatu-Raxim