Dhagayso Dersiga Lixaad ee Kitaabka Az-zuhdu War-raqaa’iq.
waa mid kamid ah duruusta Ramadaaniga ee kabaxa Idaacadda Al-furqaan, waxaana halkan kasoo jeedinaya Sheekh Cali Katiin.
Halkan ka Dhagayso Dersiga Lixaad ee Kitaabka Az-zuhdu War-raqaa’iq.