Dhagayso Dersiga saddexaad ee Kitaabka Az-zuhdu War-raqaa’iq.
Kitaabka Az-zuhdu War-raqaa’iq waa kitaab qayim ah oo kamid ah kutubta Idaacadda Alfurqaan ugu talagashey munaasabadda bisha Ramadaan dhagaystayaasheeda, waxaana halkan kasoo jeedinaya Sheekh Cali Katiin.
Halkan]a ka Dhagayso Dersiga saddexaad ee Kitaabka Az-zuhdu War-raqaa’iq