Dhageyso:Diirada jimcaha oo looga hadlay Bacda iyo dhibaatadeeda.
Qeybta hoose waxaannu idinkugu soo gudbin doonaa barnaamijka diirada jimcaha oo ay ka qeybgaleen marti kala duwan kuwaasi oo ku xeel dheeraaday qatarta bacda ay uleedahay deegaanka iyo xoolaha.