halkaaan ka dhegeysa Dhuuxa wareysiyada
Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka dhuuxa wareysiyada oo caawa lagu soo qaatay qodobo muhiim ah oo uu ka mid yihiin weerarkii maraykanku ku xasuuqay dad shacab ah oo ku sugnaa duleedka bariire iyo askar dowladda federaalka ka tirsan oo ku le’day duleedka wanla weyn kadib markii miino lala eegtay.