Maktabka Qadaha ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab: Beri oo Arbaco ah waa 30-ka Shacbaan.

War kasoo baxay Maktabka Garsoorka ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in maalitna berito ah oo Arbaco ah ay tahay maalinta 30-naad ee bisha Shacbaan.

Maktabka ayaa shaaca ka qaaday in Khamiista ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.

Caalamka Islaamka ayaa sidoo kale intiisa badan waxaa la sheegay in maalinta beri aanay ahayn Soon, islamarkaana la arki waayay bisha.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.