Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Oo Magacaabay Wasiiro Cusub.

Xassan Cali kheyre Ra’iisul wasaaraha dowladda uu Farmaajo hogaamiyo ayaa magacaabay wasiiro cusub oo qabta jagooyin ka banaanaa golaha wasiirada.

Dadka la magacaabay waxaa ku jira wasiiro dowliyaal iyo sidoo kale wasiiro ku xigeen, waxaana xusid mudan in inta badan wasiirada la magacabay ay xilal kasoo qabteen xukuumadihii hore ee soo maray dowladda.

Xilalka Wasiirada

1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta

2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga

3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta

4- C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) Wasiirka Tamarta iyo Biyaha

5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

6- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta

 Wasiiru dowlayaasha

1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha

2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga

 Wasiir kuxigeenada

1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha Gudaha

2- Aadam Isaaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta

3- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta

4- Maxamed Saciid C/llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka

5- C/rashiid Maxamuud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.