Dhagayso: Qiso Saameyn leh Oo ku saabsan Istish-haadka hogaamiye sare oo katirsan Al-Qaacidada Maqribul Islaami.

Waa qiso saameyn leh, hadana xanuun badan oo kuu muujineysa xaaladaha ay ku noolyihiin Mujaahidiinta Caalamka iyo hogaankooda.

Qisadan waxay ku saabsantahay istish-haadka Sheekh Abil Xasan Rashiid Al-buleydi oo ahaa madaxii Lajnada sharciga ee Al-Qaacidada Maqribul Islaami.

Wuxuu toban bilood oo xiriir ah isaga daba laa-laabanayay goob ay ballantu ahayd inuu kula kulmo hooyadii oo uusan arkin kudhawaad 10 sano.

Qisada waxaa qoray mid kamid ah mujaahidiinta Maqribul Islaami, Idaacadda Al-Furqaan waxay u tarjumtay luuqadda Soomaaliga.

Halkan ka dhagayso Qiso xanuun badan oo ku saabsan_Istish-haadka Sheekh Abil Xasan Albuleydi

You might also like
2 Comments
  1. Bile says

    Ayyaan daranaa oo nasiib xummaa, qofkii mujaahid dila, waaba mujaahid ku cireeystay kor ka yeelidda shareecada Alle,isla markaana hooyadiis u hilloobey, shalaay sugayo badannaa kuwii diley, shalaay sugaya badannaa kuwa mujaahidiinta cadawsanaya…. Alloow cadaabtaada Aakhiraan ka magan galay…

  2. Xaaji xarrago says

    Ilaahayow u naxariiso mujaahidkaa😭 walaal inshaa allaah ilaahay waxaan kaaga rajaynaayaa janatul fardawsa….. Alla ayaaN daranaa kuwaa dilay walaalkeen

Leave A Reply

Your email address will not be published.