Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Oo lagu Soo Qaatay Xaflad lagu soo Gunaanaday Tartanka Quraanka ee Dadka Waaweyn.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo kamid ah barnaamijyada todobaadla ah ee ka baxa Idaacadda Al-Furqaan waxaa todobaadkan lagu soo qaatay xaflad dhawaan ka dhacday gobolka Shabeellaha hoose, taas oo lagu soo gunaanaday Tartanka Quraanka ee dadka waaweyn.

Xafladda waxaa ka hadlay mas’uuliyiin katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, waxaana hadiyado qaali ah oo kumanaan kun oo doollar ah lagu gudoonsiiyay dadka kaalmaha  koowaad, labaad iyo saddexaad ka galay.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka iiradda jimcaha 08 06 2018

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.