Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo Dhicin Doona? Dhageyso Q:15-aad.

Barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa soo Dhicin doona, waa barnaamij taariikheed si faafahsan loogu eegayo Halgankii Imaam Axmed Guray, kaas oo ina baraya shalay sidaan ahayn, maanta sidaan nahay, iyo sida nala gudboon.

bisha barakeysan ee Ramadaan sanadka 1439-ka hijriyada ayay Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan billowday baahinta barnaamijkan.

Halkan ka dhagayso Q:15-aad barnaamijka Dhulkii Awooweyaasheen Yaa Soo dhicin doona?

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.