Sheekh Abuu Cabdalla Oo ka hadlay Arimo Muhiim ah.(Dhagayso Q:4-aad Waraysi)

Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla oo waraysi siinaya Al-Furqaan.

Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Jubbooyinka Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla oowaraysi dheer oo muhiim siiyay Idaacadda Islaamiga ee Al-furqaan ayaa ka hadlay arimo muhiim ah.

Qeybta Afraad waraysiyo taxane ah oo uu la yeeshay Wariye Cabdullaahi Soomaali, wuxuu Waaligu kaga hadlay Garsoorka Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka iyo qaabka uu u shaqeeyo.

Waaligu wuxuu sheegay in Qadaha Mujaahidiintu uu ka shaqeeyo guud ahaan Jubbooyinka, dadkuna ay ku kalsoonyihiin oo ay cadaalad usoo raadsadaan.

Magaalooyinka waaweyn ee ay gacanta ku hayaan Shisheeyaha ayuu xitaa sheegay in dadka ku dhaqan ay usoo xukun tagaan maxaakiimta islaamiga ee hoostaga Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka.

Halkan ka dhagayso Q:4-aad Waraysiga Waaliga Jubbooyinka uu siiyay Al-Furqaan.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.