Waa Sidee Xaaladda Muslimiinta ee Koonfurta Suuriya?!(Dhagayso Waraysi)

Koonfurta Suuriya waxaa xamlo dagaaleed adag ku qaaday malleeshiyaadka Nidaamka Bashaar oo taageero dhanka hawada ah ka helaya diyaaradaha dowladda Ruushka.

Nidaamku wuxuu isku dayayaa inuu la wareego gobolka Darcaa oo ah gobol muhiim ah, islamarkaana uu kasoo billowday kacdoonka Jihaadiga ah ee hadda ka socoda wadankaas.

Boqollaal duqeymo oo dhanka hawada ah ayay diyaaradaha Ruushka saacadihii lasoo dhaafay ku garaaceen magaalooyinka Gobolka Darcaa, taas oo keentay in kumanaan ruux ay guryahooda ka barakacaan.

Hadaba mid kamid ah Wariyaasha Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan oo barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada lagu wareystay ayaa ka sheekeeyay xaaladda ay ku suganyihiin muslimiinta koonfurta Suuriya.

Halkan ka dhagayso Waraysi ku saaban Xaaladihii ugu dambeeyay ee koonfurta Suuriya

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.