Waaliga Jubbooyinka Oo ka sheekeeyay Wax soo saarka Beeraha Wilaayada.(Dhagayso Q:5-aad Waraysi).

Waaliga Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka oo waraysiyo gaar ah siiyay Idaacadda Al-Furqaan ayaa ka hadlay arimo kala duwan.
Qeybta shanaad waraysigan gaarka ah ee ay la yeelatay Al-Furqaan, wuxuu waaligu kaga sheekeeyay horumarka beeraha iyo wax soo saarkooda.
Halkan ka dhagayso Q:5-aad Waraysi Al-Furqaan la yeelatay Waaliga Jubbooyinka.