Dhageyso:barnaamijka dhuuxa wareysiyada.
Barnaamijka xiisaha leh ee dhuuxa wareysiyada waxaa caawa lagu soo qaatay qodobo ay kamid ah yihiin khasaaraha ka dhashay weerarkii wasaaradaha Amniga iyo gudaha iyo Abuu Muscab oo ka hadlay weerarkaasi.
Falanqeyn weerarka ku saabsan iyo qodobo kale.