Sawirada Weerarkii Xerada Baar-Sanguuni Oo la baahiyay.(Sawirro)
Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa goordhow baahiyay sawirada weerarkii maalintii shalay lagu qaaday xerada Baar-Sanguuni oo ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan maamulka Jubbaland oo si gaar ah uga amarqaata Maraykanka.
Sawirada la baahiyay waxaa ka muuqanaya ciidamada Mujaahidiinta oo si buuxda ula wareegay gacan ku heynta xerada ay ku sugnaayeen ciidamada dowladda, iyo teendhooyinka saldhiga ka dhisnaa oo gubanaya.
Sawiradan la baahiyay ayaa meesha ka saaraya warar ay warbaahinta ka sheegeen saraakiil katirsan maamulka Jubbaland, oo ahaa in ciidamada dowladda ay iska caabiyeen Mujaahidiinta, xeradana lagala wareegin.
Hoos Ka daawo Sawirrada Dagaalkii Baar-Sanguuni.