Sawirro+Dhageysi: Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Shir Muhim Ah oo Ka Dhacay Sh/hoose.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij mug weyn leh, oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan. Barnaamijkan oo had iyo goor lagu soo qaado qodob muhim ah, ayaa waxaa maanta lagu soo bandhigay shir muhim ah oo ka dhacay wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose, kaasoo u dhaxeeyay wilaayada iyo qabaa’ilka gobolka. Ugu dambeyntii labada dhinac ayaa shirka kasoo saaray bayaan cadeynaya 11 qodob oo ay ku heshiiyeen.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha oo Tayo Sare Ah 27-07-2018.

Halkan Ka Degso Diiradda Jiiradda oo Tayo Dhexe Ah 27-07-2018

 

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.