Ciid Mubaarak; Dhamaan Muslimiinta Caalamka Gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Maamulka iyo wariyaasha Idaacadda islaamiga ee Al-furqaan waxay Umadda Islaamka gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed ee muslimka ah ugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul-Adxal Mubaarak.

Waxaan leenahay Umada  Soomaaliyeed iyo dhageystayaasheena meel weliba oo ay caalamka ka joogaan


تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال

Waxaan Nafteena iyo tiinaba ku boorineynaa inaan ku dadaalno sidii farxadda maalmaha ciida ay inoola wadaagi lahaayeen dadka danyarta ah ee jooga meel weliba, qof kastana haku dadaalo in ugu yaraan uu ciid siiyo labo ama mid kamid ah caruurta muslimiinta gaar ahaan kuwa Agoomaha.

Nabiga SCW wuxuu Xadiith ka sugnaaday ku yiri:-

وهل تنصرون وترزقون إلا بضعفائكم

Ugu dambeyn markale waxaa idin leennahay Ciid mubaarak, Alle acmaasheena kheyraadka ah ha inaga aqbalo, waxaan  si gaar ah ugu hambalyeynaynaa dadka muslimiinta ee sanadkan gutay waajibaadka Xajka.

Maamulka iyo Wariyaasha Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan.

10-DulXaj-1439

You might also like
2 Comments
  1. Salman qasim says

    asc

  2. Gaal diid says

    Warakra gudaha
    Baraamijo gaar ah

Leave A Reply

Your email address will not be published.