Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Qodobada barnaamijka Dhuuxa wareysiyada waxaa kamid ah: ciidamada dowladda iyo kuwa Uganda oo dil, kufsi iyo boob ka geystay tuulo u dhow qoryooley, Oromada oo af cad ku sheegay iney qabsanayaan Jigjiga iyo qodobo kale.