Dhageyso:Barnaamijka soo kabashada Bu’aale.(Q/1-aad iyo 2-aad+Sawirro)

Magaalada Bu’aale waa magaalo madaxda Gobolka Jubbada Dhexe, dhaqaalaheedu waxuu ku tiirsan yahay tacbashada beeraha iyo xoolaha.

Waa magaalo kusii tilaabsanaysa horumar dhinacyo kala duwan leh.

Bulshada ku dhaqan Magaalada ayaa sheegaya inay ka reysteen colaadihii dhex mari jiray qabaa’ilada kadib markii magaalada laga hirgaliyay ku dhaqanka shareecada islaamka.

Idaacadda islaamiga ah ee Alfurqaan ayaa booqatay magaalada,waxayna ka diyaarisay barnaamijyo tixana ah oo ciwaankoodu yahay soo kabashada Bu’aale.

qeybta koowaad ayaa looga hadlay Amniga iyo qeybo kale oo kamid ah horumarada ay gaareen Bulshada.

Halkan ka dhageyso Qeybta Koowaad Barnaamijka .

Hoos ka eeg Sawirada qeybta Koowaad.

Barashada diinta islaamka ayaa si heer sareysa uga socota magaalada Bu’aale ee xarunta Jubada dhexe.

magaalada waxaa lagu arkaaa jiilal kala da’ah oo ujarmaadaya waxbarashada.

waxaa magaalada ka furan madaaris iyo maraakiz lagu barto diinta islaamka.

qeybta labaad barnaamijyadaan ciwaankoodu yahay soo kabashada Bu’aalle ayaa looga hadlay waxbarashada ka socota magaalada Bu’aale.

Halkan ka dhageyso qeybta Labaad Barnaamijka soo kabashada Bu;aalle.

Hoos ka eeg sawirada qeybta Labaad.

La soco qeybaha kale ee haray.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.