Diiradda Jimcaha: Heshiis Dhex Maray Al-Shabaab Iyo Beesha Saransoor (Gaaljecel)

Barnaamijka Diiradda Jimcaha, waxaa maanta lagu soo qaatay kalimadihii laga jeediyay munaasabad gunaanad u ahayd shir muddo 8 maalmood ah u socday wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose iyo Beesha Saransoor, shirkaas oo laga soo saaray bayaan 10 qodob ka kooban oo ay labada dhinac ku heshiiyeen.

Munaasabadda ayaa waxaa ka hadlay mas’uuliyiin ay kamid yihiin, waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose iyo Ugaaska guud ee beesha Gaaljecel.

Halkan ka dhagyaso Barnaamijka Diiradda jimcaha 17-08-2018

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.