Fantasyo Xiiso badan Oo ku aadan Munaasabadda Ciidul-Adaxaa OO Jannaale lagu qabtay.

Magaalada Jannaale ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa ka dhacay fantasyo ballaaran oo loogu dabaal degayo ciidul Adxaa Al-mubaarak.

Fagaare ku yaala magaalada waxaa ka dhacay ciyaaro iyo fantasyo cajiib ah, kuwaas oo soo jiitay dadka ciyaaraha daawanayay.

Ciyaaraha lasoo bandhigay waxaa ku jira xarig jiig, Mooto wareeg sameyneysa, iyo kuwa kaloo aad u farabadan oo aan halkan lagu soo koobi karin.

Halkan hoose ka daawo sawirrada sida ay u dheceen Fantasyaha ciida ee magaalada Jannaale.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.