Howlgal Gaar ah Oo hub lagu furtay Oo ka dhacay Gobolka Banaadir.
Howlgal gaar ah oo ay qaadeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka dhacay mid kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir.
Ciidamo hubeysan oo katirsna Mujaahidiinta ayaa weeraray goob ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowladda oo ku taalla xaafadda Saqiiro ee degmada Deyniile gobolka Banaadir.
Labo askari oo katirsan dowladda ayaa lagu dilay howlgalkaas, halka sidoo kale lagu soo furtay saddex qori iyo saddex boosh.
Ciidamadii katirsanaa Mujaahidiinta Al-Shabaab howlgalkana fuliyay ayaa si nabad geliyo ah uga tagay goobta markii ay dhameysteen howshooda ciidannimo.