Sawirro: Dabaal degyo xiiso badan Oo ka dhacay Kuunya-barrow.
Magaalada Kuunya-barrow ee wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa ka dhacay dabaaldegyo xiiso badan oo lagu maamusayay maalmaha Ciidul Adxaa.
Boqollaal dadweyne ah ayaa ka qeybgalay daawashada fantasyada ka dhacay fagaaraha weyn ee magaalada Kuunya-barrow.
Hoos ka daawo Sawirrada Fantasyaha Kuunya-barrow.