Sawirro: Sida Looga Ciiday magaalada Ceel-buur ee gobolka Galgaduud.

Magaalada  Ceelbuur ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud waxaa looga ciiday si aad u wanaagsan, waxaana boqollaal ruux ay ku tugteen fagaare ku yaala magaalada Ceelbuur.

Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la tugtay muslimiinta, kuwaas oo iyaga qudhooda ay ka muuqatay farxadda Ciida.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.