Sawirro:Jannaale Oo Si Heersare ah Looga Ciiday.
Magaalada Jannaale oo kamid ah degmooyinka wilaayada islaamiga ee Shabeellaha hoose waxaa looga ciiday si heersare ah oo aad u wanaagsan, waxaana boqollaal ruux ay ku tukadeen fagaare weyn oo ku yaala degmada.
Dadka waxaa ka muuqday farxad aad u sarreysa, waxayna isugu hambalyeynayaan munaasabadda Ciidul-Adxaa Al-mubaarak.
Ciidamo aad u hubeysan oo katirsan milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa la ciiday dadka magaalada Jannaale.
Hoos Ka daawo Sawirrada laga soo qaaday Fagaaraha Ciida ee degmada Jannaale.