Sidee looga ciiday dhulka Alshabaab iyo goobaha ka maqan Gacantooda.?(Maqal Diirada)
Barnaamijka diirada jimcaha waxaa maanta lagu soo qaatay barnaamij gaar ah oo lagu falanqeeyay sida looga ciiday dhulka ay kataliso xarakada Alshabaab iyo goobaha ay ku suganyihiin dowladda iyo maamul gobaleedyada.
waxaa ka qeybqaatay Cabdullaahi Cabdi Maxamuud,Nabad doon Maxamed Jimcaale Kheyre,Nabad doon Muxumed Qooje,Aqoonyahan Daadir ,Xasan Abshir iyo Aqoonyahan Cabdullaahi Maxamed.