Ciidamada Xarakada Al-Shabaab oo La Wareegay Degaano Hoos Taga Balcad.

Askarta Al-Shabaab

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa waxay sheegayaan in ciidamada Xarakada Al-Shabaab ay kuwa Hirshabelle kala wareegeen degaano dhowr ah oo hoos taga degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Al-Shabaab ayaa dagaal la’aan la wareegay degaanada kala ah:¬†Mukay dheere, Yaaqle iyo Dhagaxlow, waxaana halkaas kusoo dhaweeyay dad weynaha.

Xaaladda degaanada ayaa haatan xasilloon, mana jiro wax war ah oo illaa iyo hadda kasoo baxay maamulka Hirshabelle,

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.