Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhuuxa Wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah oo dhinacyo kala duwan lala yeesho.
Halkan Ka Degso Dhuuxa wareysiyada 20 10 2018