Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha.

Barnaamijka Diiradda Jimcaha waa todobaadle maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mawaadiic muhim ah.

Maanta waxaa gabi ahaanba barnaamijka lagu soo gudbiyay munaasabad gunaanad u ahayd machad sharci ah oo ay leedahay beesha Abgaal, wajigiisii kowaad, munaasabaddaas oo ka dhacday gobolka Sh/dhexe islamarkaana ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin uu kamid yahay SHEEKH YUUSUF KABA KU DUKASE oo ah waaliga Sh/dhexe.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha MP3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.