wararka

Al-Kataa’ib Oo Filim kasoo saartay Taariikhda Jihaadka Geeska Africa iyo Kamiinkii Balcad.(Decumentry)

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa baahisay filim xiiso badan oo qeyb ka ah silsiladda لا مرحبا بهم إنهم صالوا النار, kaas oo si guud loogu soo gudbiyay Taariikhda Jihaadka caalamka, gaar ahaan tan Geeska Africa, waxaana filimka kasoo muuqanaya hogaamiyaal katirsan Xarakada Al-Shabaab, iyo Odayaal dhaqan oo kamid ah waxgaradka Soomaaliyeed.

Filimka ayaa ka sheekayay halgankii Jihaadka Daraawiishta, Axmad Guray, Sheekh Xasan Barsane iyo kuwa kale, waxaana uu sugay in dhabbihii ragaas ay weli jiraan dad ku taagan oo ah Mujaahidiinta.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa loogu baaqay iney ka qeyb galaan Jihaadka ka socda dalkooda, ee looga xureynayo gumeystaha soo duulay.

Dhanka kale filimka waxaa lagu soo gudbiyay dagaalkii bishii Marso magaalada Balcad kula wareegeen ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, iyo kamiinkii khasaaraha culus dhaliyay ee ciidamada Burundi loogu dhigay duleedka Balcad.

Halkan ka dhagayso Warbixin Idaacadda Al-Furqaan ka diyaarisay Filimka cusub.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*