DEG-DEG: Weerar Qarax lagu billaabay Oo lagu qaaday Guriga Nin Nabiga Sallaahu caleyhi wassalam caayay.

War deg deg ah oo kusoo dhacaya warqabadka Idaacadda islaamiga ee Al-Furqaan ayaa sheegaya in la weeraray guri magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ku leeyahay nin caayay Nabi Muxamed Sallaahu caleyhi wassalam.

Qarax xoogan ayaa lagu billaabay weerarka, waxaana hadda la sheegayaa in rasaas xoogan ay ka socoto gudaha guriga, halkaas oo ay galeen rag hubeysan.

Wixii kusoo kordha arintan waan soo gudbin doonnaa Inshaa’Allaah.

You might also like
1 Comment
  1. ANSAARI says

    This was a good plan, God bless the lions who killed this mushrik

Leave A Reply

Your email address will not be published.