Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.
Dhuuxa wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxay war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah.
Halkan Ka Degso Dhuuxa wareysiyada 08 11 2018.