Zakada Xoolaha Nool Oo laga Qeybiyay Wilaayada Galgaduud.(Sawirro)

Maktabka diiwaanta Sakawaadka ee wilaayada islaamiga ee Galgaduud ayaa wilaayada ka qeybiyay sakada xoolaha nool, taas oo la siiyay dadka muslimiinta ee muteystay.

2067 Neef oo ari ah ayaa laga qeybiyay maalintii shalay gobolka, kuwaas oo loo kala qeybiyay ugu yaraan 300 oo qoys.

Qof weliba waxaa wax lagu siinayay hadba baahidiisa gaarka ah, waxaana dadka qaatay ka muuqatay farxad aad u ballaaran.

Hoos ka daawo Sawirro laga soo qaaday qeybinta Sakawaadka ee Galgaduud.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.