Al-Shabaab oo War Kasoo Saartay Dhibaatooyinka Ay Daacish Kusoo Kordhisay Halganka Ka Socda Soomaaliya. (Dhageyso)

Hogaanka sare ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa bayaan kasoo saaray dhibaatooyinka ay kooxda Daacish ku soo kordhisay halganka ka socda Soomaaliya iyo gaboodfalada ay kula kacday dadka Muslimiinta ee Soomaaliyeed.

Sheekh Cali Maxamuud Raage, Afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo bayaanka aqriyay ayaa si qoto dheer uga hadlay kooxdan, dhibaatada ay geysatay iyo go’aankooda rasmiga ah ee kaga aadan laga billaabo marka uu bayaankan soo baxay.

Halkaan Ka Dhageyso Kalimada.
ama ku dhageyoso Facebook
Halkan ka degso Bayaanka oo Carabi ah PDF

You might also like
1 Comment
  1. Farah Yusuf Abdi says

    Duulkaa wareer sane
    Dining daabyo doonkaa
    Niman kaa dayoobee
    Xaqa diidan dhaqan kiis
    Anagoo dagaal adag
    Dusha iyo hoos taba
    Cadaw nagu dab reeyoo
    Gaal ina dilaayiyo
    Dugaag baahan ina cuni
    Niman kii dareeree
    Saaxada dayacayee
    Na duleedinaayee
    Duruub adag nabadayee
    Dayacaayey mirihii
    Diktoor sheekha iyo aw
    Midna aanan daynee
    Dukaamada xadaayer
    Diintii Jan kiis khaan
    Soo daabecee yiri
    Quboo diidanaadoo
    Waryaan laysku wada didin
    Dalkoo laga sifeeyiyo
    Dabar gooya baladaan
    Nin dafiraya muu jiro
    Ee dumiya tiirkay
    Daacish noo cuskanaysoo
    Kaxoreeya diintiyo
    Dalka iyo dad keenaba

Leave A Reply

Your email address will not be published.