wararka

Raali Galin: Hadda Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Dilka Taliyihii 12 April & Dhacdooyin Kale.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo usbuuciiba maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodobka markaasi taagan iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh mowduuca miiska saaran.

Maanta waxaa lagu lafa guray dhacdooyinkii todobaadkan ugu waaweynaa sida:- Weerarkii shalay lagu dilay taliyihii guutada 12-aad ee DF, Cumar Dheere, Fashilkii uu Mareykanku kala kulmay Awdheegle, Hawl galkii ka dhacay Gedo iyo kuwa kale.

Martida waxaa kamid ah saraakiil ka tirsanaa ciidankii hore ee Soomaaliya iyo dad kale.

FG: Akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan ka raali galineynaa inaan marka hore si khalad ah halkan ugu soo daabacnay barnaamij aan ahayn kan cinwaanka kore ku xisan.

Halkan Ka Degso Barnaamijka Diiradda Jimcaha

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*