Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Soo Qaatay Mowduuc Muhiim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo gudbiyaa mowduuc muhiim ah kaasoo si aad ah loo lafa guro lagana qeyb galiyo dad aqoon u leh.

Todobaadkan waxaa lagu soo qaatay mowduuc ku saabsan barashada Qur’aanka kariimka ah, waxaana ka qeyb galay aqoonyahanno culuumta Qur’aanka yaqaana, waalidiin iyo marti sharaf kale.

HALKAN KA DEGSO DIIRADDA JIMCAGA 04-01-2019

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.