Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Weerarkii Riverside ee Nairoobi.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu soo qaataa mowduuc muhim ah. Jimcahan waxaa lagu falanqeeyay weerarkii Riverside ee ka dhacay magaalada Nairoobi ee caasimadda Kenya.

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 18-01-2019

Halkan ka dhagayso Barnaamijka Diiradda Jimcaha 19-01-2019 Tayo dhexe.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.