Sheekh Abuu Muscab: Weerarkii Lagu Laayay Xabashida Wuxuu Jawaab u ahaa Heshiisyada Gurracan ee La dooanyo in Xabashida lagu siiyo Dekadaha Soomaaliya.

Sh.Abuu Muscab Oo la hadlaya Warbaahinta.

Sheekh Cabdil-Caziiz Abuu Musacab, Afhayeenka howlgallada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo shir jaraa’id qabtay ayaa faafaahin ka bixiyay weerarkii maalintii shalay ciidamada Itoobiya ku  qabsaday inta u dhexeysa Baydhabo iyo Buur-hakaba oo katirsan wilaayada islaamiga ee Baay iyo Bakool.

Sheekh Abuu Muscab wuxuu xaqiijiyay in Allaah uu guuleeyay  adoomihiisa Mujaahidiinta, ayna halkaas ku dileen ugu yaraan 57 askari oo Itoobiyaan ah, halka ay gubeen todobo gaari oo noocyada dagaalka ah.

Wuxuu Sheekhu intaas ku daray iney gacanta kusoo dhigeen dhamaan agabkii milliteri ee Xabashida ay wateen, kuwaas oo noqday qaniimo u gacan gashay Mujaahidiinta.

Afhayeenka howlgallada ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab wuxuu sheegay in howlgalkan uu jawaab u aha heshiisyada gurracan ee dowladdla federaalka ku dooneyso in Xabashida ku siiso dekadaha iyo kheyraadka Soomaaliya.

Wuxuu sidoo kale sheegay in howlgalkan uu aargoosi u ahaa muslimiinta ay ciidamada Itoobiyaanka ku xasuuqeen gudaha Soomaaliya iyo dhulka ay Itoobiyaanku gumeysiga ku heystaan ee Soomaali-galbeed.

Dhinac kale, taliska Milliteriga Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab wuxuu hambalyeeyay weerarkii guutada Saalax Nabhaan ay ka fulisay magaalada Nairoobi ee caasimadda Kenya, kaas oo lagu dilay kudhawaad boqol ruux.

Halkan ka dhagayso Shir-Jaraa’id oo uu qabtay Sheekh Abuu Muscab.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.