Ciidama Kenyaati ah oo lagu dilay Kamiin ka dhacay Gedo.

Askar Kenyaati ah oo kasoo tallaabay xuduud beenaadka kala qeybiya Soomaaliya iyo dhulka NFD ayaa la kulmay weerar culus oo kamiin ah, kaas oo geystay khasaare.

Ciidamada Kenyaatiga oo marayay inta u dhexeysa deegaanka Giriley iyo Fax-faxdhuun ayaa mar qura waxaa qabsaday weerar culus, waxaana weerarku sababay in laga gubo gaari nooca Loriga loo yaqaano, halka laga dilay 3 askari.

Hoos ka dhagayso faafaahin la xiriirta kamiinka.

Dhagayso Faafaahin ku aadan Kamiinka khasaaraha dhaliyay ee lala eegtay ciidamada Kenya.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.