Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Uu Marti Ku Ahaa Abwaan Taakow.

Diiradda Jimcaha waa barnaamih todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan waxaana lagu falanqeeyaa hadba qodob muhim ah. Maantana waxaa marti ku ahaa Abwaan Taakow Mucallim Ciise oo kamid ah suugaan yahanada Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Diiradda jimcaha 22-02-2019

You might also like
1 Comment
  1. Abuu Curwa says

    Baraka laahu fiik , baarka laahu fiik abwaan mujaahid taakow.

Leave A Reply

Your email address will not be published.