Amnesty International Oo sheegtay in Maraykanku Shacab ku laayo Soomaaliya.

Qoraal dheer oo kasoo baxay hay’adda sheegata iney u doodo Xuquuqda Insaanka ee magaceeda loogu yeero Amnesty International ayaa lagu sheegay in Maraykanku uu dad shacab ah ku dilay duqeymaha uu ka geysanayo Soomaaliya. Hay’addu waxay sheegtay in Maraykanku duqeymo dhowr ah oo uu ka fuliyo deegaanno dhowr ah oo katirsan Shabeellaha hoose iyo Shabeellaha … Continue reading Amnesty International Oo sheegtay in Maraykanku Shacab ku laayo Soomaaliya.