Bankrafta Oo xalay kusoo degay deegaan u dhow Jannaale.

Suuqa ganacsiga ee Jannaale.

Ciidamada Bankrafta ee uu tababaray Maraykanka ayaa xalay weerar ku qaaday deegaan u dhow magaalada Jannaale, halkaas oo ay ka geysteen dhac iyo boob xoogan.

Ciidamada Bankrafta oo ay hogaaminayaan saraakiil Maraykan ah ayaa deegaanka Busley ka geystay dhac xoogan, iyagoona sidoo kale handadaad iyo caga jugleyn kula kacay dadka shacabka oo xilligaas hurdayay.

Deegaanka waxaa degan Beeralay iyo Xoola dhaqato, waxaana maalmahan sii kordhaya weerarada qarbudaada ah ee ciidamada Bankrafta ka geysanayaan gobolka Shabeellaha-hoose.

Halkan ka dhagayso Wariye Filibiin oo ka hadlay weerarka ciidamada Bankrafta kusoo qaadeen Busley.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.