Dagaalka Hotel Maka Al-Mukarama oo Galay Habeenkii Labaad.

Dagaalka hotelka Maka Al-Mukarama ayaa soo gaaray habeenkii labaad iyadoo xabaddu ay ka soconeyso hotelka iyo ahreerihiisa. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in ciidamada Xarakada Al-Shabaab ay iska difaaceen weeraro uga yimid ciidamada dowladda iyo kuwa ajaanib ah.

Hoos Ka Dhageyso Xogtii Ugu Dambeysay

Halkan Ka Degso Xogtii Ugu Dambeysay

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.