DEG-DEG: Wasiirkii Dastuurka ee dowladda Oo Geeriyooday.
Waxaa goordhow magaalada Abuu Dubai ee isku taga Imaaraadka Carabta ku geeriyooday wasiirka dastuurka ee dowladda federaalka ninka lagu magacaabo Cabdi-Raxmaan Xoosh Jibirii.
Wasiirka ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday isbitaal ku yaala Dubai, halkaas oo uu mudooyinkii dambe ku xanuunsanayay.
Xillibaano katirsan dowladda federaalka ayaa xaqiijiyay geerida, oo ay ku tilmaameen mid naxdin badan.
Asgoo dastuurkii kufriga labada daan haysta
Dawaaqiida asagoo kamido dhabu difaacaaya
Shareecadana dacal maray jibriil fhaafyey dunidi
Dar aliyo kitaab koo xukuna diide niman kaase
Dalana malahan aakhiro siday diintu sheegayso
i
Wallee caawa wu hayaa kufrigii iyo shegashada ilahnimo. Inuu sharci dajiyey walalihiis dawaqiid iney kasiwadan. Meeshuu kaga baqtiyey walalkodkii. Oo ilaa qiyamaha kufrigiisa uu kufri dhalo