Dhageyso Ciidamadii Kasoo Baxay Furimaha oo Dhac Ka Billaabay Muqdisho.

Ciidamadii DF ee kasoo baxay qaar kamid ah furimaha gobolka Shabeelaha hoose ayaa dhac iyo boob ka billaabay magaalada Muqdisho iyagoo dad weynaha ku abuuray qalqal iyo walaac badan. Aqoonyahan ku sugan magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in askartu dhac ku hayaan dad weynaha.

Meelaha ugu badan ee uu dhaca ka jiro ayaa waxa uu sheegay iney yihiin KM 13 illaa isgosyak Zobe.

Halkan Ka Degso Wareysiga

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.