Halkan ka dhageyso barnaamijka dhuuxa wareysiyada. On Mar 31, 2019 1,157 0 Barnaamijka Dhuuxa Waraysiyada waa barnaamij habeen weliba marka laga reebo Sabtida ka baxa idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan, waxaana lagu soo gudbiyaa waryasiyo iyo falanqeyno xiiso leh. Halkan ka dhageyso dhuuxa wareysiyada 31 03 2019. 0 1,157 Share FacebookTwitterGoogle+ReddItWhatsAppPinterestEmail