Howlgalkii Makka Al-mukarrama Oo Soo Idlaaday.(Dhagayso)

Qiyaastii muda 24 saac oo xiriir ah ayaa rag hubeysan oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay howlgal ka wadeen hotelka Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho, kaas oo hooy u ah saraakiil iyo xubno muhiim ah oo katirsan dowladda federaalka.

Weerarka waxaa ka dhashay khasaare culus oo gaaray xubnihii joogay hotelka iyo ciidamada dowladda ee isku dayay iney soo afjaraan weerarka.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa sheegtay in qaar kamid ah dagaalyahannadii howlgalkaas fuliyay ay dib usoo laabteen iyadoo bad qaba.

Hoos ka dhagayso Wariye Cabdi-fataax Filibiin oo wararkii la xiriiray dhacdadaas ka waramaya.

Dhagayso Faafaahin ku aadan howlgalkii Makka Al-Mukarrama.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.