Xurraasu-diin oo soo dhaweysay Weeraradii Muqdisho iyo Afqanistaan.

Kolonyo katirsan ciidamada Xurraasu-diin.

Jamaacada Xurraasu-diin oo kamid ah jamaacaadka Jihaadiga ee ka dagaallama wadanka Suuriya ayaa soo saartay bayaan ay ku hambalyeyneyso weeraradii ka kala dhacay saldhiga Shawaarib ee dalka Afqaanistaan iyo kii hotel Makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho.

Bayaankan oo uu ku saxiixanyaahy hogaanka sare ee Jamaacada ayaa ciwaan looga dhigay “bayaan ku aadan duulaannadii barakeysnaa ee Afqaanistaan iyo Soomaaliya”, waxaana lagu sheegay in mujaahidiinta Shaam ay aad ugu farxeen weeraradaas oo ay ku tilmaameen in khasaare adag lagu gaarsiiyay Maraykanka iyo kaaliyaashiisa.

“Maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Allaah ee jooga Afqaanistaanta sharafta leh iyo Soomaaliyada adkeysiga badan, ayaa qaaday labo malxamadood oo waaweyn, kuwaas oo Saliibiyiinta iyo kaaliyaashooda lagu dhadhansiiyay geerida iyo gumaadka, waxaana ay ka kala dheceen saldhiga Shawaarib ee gobolka Helmand, iyo hotel Makka Al-mukarrama oo ku yaala magaalada caasimadda ah ee Muqdisho” ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Jamaacada Xurraasu-diin.

Howlgallada Shawaarib iyo hotel Makka Al-mukarrama ayuu bayaanku ku tilmaamay iney ahaayeen kuwa sugan, oo gaaray gunta hoose ee difaacyada Shisheeyaha iyo askarta la shaqeysa, waxaana lagu tilmaamay iney qeyb ka ahaayeen weerarada ay Mujaahidiina uga aar gudanayan tacadiyaadka joogtada ah ee lagu hayo muslimiinta Caalmaka.

“Waxaan halkan aan joogno ee Shaamta ribaadka iyo Jihaadka ka iclaamineynaa inaan taageersannahay oo aan hambalyeyneyno weeraradaas guuleystay ee lagu qaaday xarumaha milliteri iyo kuwa sirdoonka ee cadowga, waxaan howlgalladaas ay ku suurtoobeen towfiiqda Allaah oo keliya, waxaana ku leenahay, halkan ayaan kala soconaa bishaarooyinka guusha ee soo muuqda, kuwaas oo sabab ahaan ku yimid sabarkiina, iyo nafhurkiina weyn, waxaadna ogaataan in howgalladiina Jihaadiga iyo qorshayaashiina wanaagsan ee aad ku beegsaneysaan gaalada ay tahay wadada looga guuleysan karo isbaheysiga Sahyuu-saliibiyadda, kaas oo iyagoo jiidaya jabka ka guuri doona dhulalka Umadeena, iyo muqadasaadkeena” ayaa lagu yiri bayaanka Xurraasu-diin ee lagu hambalyeeyay weeraradii Shawaarib iyo hotelka Makka Al-mukarrama.

24-tii bishii hore ee Jamaadul Aakhir, ayay ahayd markii naftood huriyaal katirsan Xarakat Ash-shabaabil Mujaahidiin ay weerar ku qaadeen hotelka amnigiisa aadka loo ilaaliyo ee Makka Al-mukarrama, kaasoo ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab sheegtay inuu hooy iyo xafiisyaba u ahaa xubno katirsan dowladda federaalka.

Weerarka oo qaatay 24 saacadood oo xiriir ah, waxaa khasaare lagu gaarsiyay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowladda, waxaana tirakoobkii ugu dambeeyey ee la helay lagu xaqiijiyay dhimashada 45 xubno oo katirsan dowladda.

Marka laga hadlo weerarka Shawaarib oo isna ka dhacay dalka Afqaanistaan, waxaa uu socday 46 saacadod oo xiriir ah, waxaana lagu dilay 397 askari, oo 137 kamid ay yihiin ciidamada Maraykanka ee duulaanka ku jooga wadankaas.

40% dhismaha saldhiga Shawaarib ayay burburiyeen ciidamada Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan, waxaana goobta lagu burburiyay kudhawaad boqol gaari oo isuga jira noocyada kala duwan ee ay ciidamadu isticmaalaan.

Hawl galladan ayaa ahaa kuwa ay illaa iyo hadda si aad ah u hadal hayaan bishada. Bayaanka kasoo baxay jamaacadan Xuraasudiin ayaa waxa uu ka marqaati kacayaa sida ay jamaacaadka halganka diineed ku jira ay isugu tacaadufayaan islamarkaana isu weheshanayaan iyagoo meelo kala fog ku sugan.

You might also like
2 Comments
  1. Abuu-Curwa says

    baraka laahu fiikum ilaahay mujaahidiint meell kasta oo ay joogaan guusha ha ku xoojiyo,hana sugo ,cadowgan argagax ha ku rido .reer shaamna ilaahay cadowg isu bahaystay hawga hiiliyo.

  2. Abu Curwa says

    baraka laahu fiikum ilaahay mujaahidiint meell kasta oo ay joogaan guusha ha ku xoojiyo,hana sugo ,cadowgan argagax ha ku rido .reer shaamna ilaahay cadowg isu bahaystay hawga hiiliyo.

Leave A Reply

Your email address will not be published.