Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Looga Hadlay Fadliga Bishan Shacbaan.
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo had iyo goor lagu falabqeeyo mawaadiicda muhimka u ah bushada, haddey ahaan lahaayeen dhanka waxyi galinta diinta, dhanka siyaasadda, dhanka arrimaha bulshada IWM.
Todobaadkan waxaa barnaamijka looga hadlay mowduuc si gaar ah muhiimad u leh, kaasoo ah fadliga bishan Shacbaan iyo fursadaha ugu jira qofka muslimka ah.