Dhibaatada Heysta Soomaalida Koonfur Africa.(Dhagayso Warbixin
Wadanka Koonfur Africa waxaa ku nool Soomaali badan oo sanadihii lasoo dhaafay ku qul qulayay dalkaas, waxaana heysta dhibaatooyin kala duwan.
Dhibaatada ugu badan ee laga soo sheego dalkaas waa in Soomaalida la dilo, hantidoodana la boobo, mana jirto illaa iyo hadda cid si rasmi ah uga hadashey dhibaatadaas, marka loo eego dowladda Koonfur Africa iyo xitaa tan dowladda federaalka ee sheegata iney matasho Soomaalida.
Warbixintan waxaan kusoo gudbin doonnaa dhibaatooyinka rasmiga ah ee heysta Soomaalida, iyadoo ay ka sheekeynayaan dad ku nool Koonfur Africa, inagoona soo bandhigi doonna baaq iyo talooyin muhiim ah oo ku socoda Umadda Soomaaliyeed ee ku dhibaatoonaya wadankaas.
Halkan ka dhagayso Warbixin Dhibaatada heysata Soomaalida koonfur Afrika lite